Posts

Showing posts from November, 2024

MARISH OO BASHALEYSO

Image
 Waxaa jiro nin dhalinyaro ah da'ada 30 ilaa 40 u dhexeeya indhool ah xaafadda nala degen, ninkaas 5 salaadood masaajidka kama waynaysid waa kaaga horeeyaa, wiliba 5 salaadood 3 ka mida buu ina tujiyaa. Waa xaafidul Qur'aan, salaadda markii uu ka boxo wuxuu caado u leeyahay in uu fariisto masaajidka geeskiisa kaddibna uu Qur'aanka dusha ka aqriyo, Qur'aanka markii uu aqrinaa waad la yaabaysaa codkiisa macaan tajwiidkiisa!. Waxa aan kala yaabay ayaa ah, sida uu ugu dadaalayo salaadda subax, isagoo indhool ah ayuu masaajidka imaan aan waxba arkin, meel wuxuu soo maraa xoogaa mugdi ah, salaadda subax haddaad masaajidka tagto safka hore buu kaaga horeeyaa!. U jeedada qoraalka ayaa ah: in ay jiraan rag dhalinyaro caafimaad kooda dhamaystiran yahay indho qabo, lixdoooda lixaad u dhammaystiranyihiin, laakiin salaadda subax aan sujuudda masaajidka dhigin, iskaba daa inay dhigaan salaaddi waqtigeedi kaddib marinaya!. Hadii maanta dhaqtarka ku dhoho, waa inaa ii timaaddaa salaadd...

SAAXIB NAAGED QIYANO WAYE

Image
  NAGAAHA SAXIBTEED QOYAAMEYSAY KA WARAMA  Dadka waxaa ugu liita uguna doqonsan qof qofkale saaxiib la ahaa balse markii ay waxyar isku Dhaceen ka dib banaanka keeney sirihii saaxiibkiisa. Ka fogoow inaad banaanka keento siraha walaalka, marnaba ha isku dayin inaad banaanka keentid hadii qof sir kugu amaanaysto si kasta aad isku xanaaqdaan sababtoo ah siraha ama ceebaha walaalkaa ee ku aaminay hadaad dibadda usoo saarto ogow in adigana maalin maalmaha ka mid ah ceebahaaga ilaahay kashifi doono Aakhirana inay kuu danbeyso. Dadka waxaa ugu liita uguna doqonsan qof qofkale saaxiib la ahaa balse markii ay waxyar isku Dhaceen ka dib banaanka keeney sirihii saaxiibkiisa. Ka fogoow inaad banaanka keento siraha walaalka, marnaba ha isku dayin inaad banaanka keentid hadii qof sir kugu amaanaysto si kasta aad isku xanaaqdaan sababtoo ah siraha ama ceebaha walaalkaa ee ku aaminay hadaad dibadda usoo saarto ogow in adigana maalin maalmaha ka mid ah ceebahaaga ilaahay kashifi doono Aakhira...

IFTIN MODE RAAXO

Image
 Noqo mar walba qof faraxsan, noqo waxa aad adiga jeceshahay xitaa haddii aysan jecleyn dadka kale. Farxaddu waa waxa adiga aad Dooratay. Nolasha kuma xirna inaad dadka kale raali galiso. Noqo mar walba qof faraxsan, noqo waxa aad adiga jeceshahay xitaa haddii aysan jecleyn dadka kale. Farxaddu waa waxa adiga aad Dooratay. Nolasha kuma xirna inaad dadka kale raali galiso.

NINKI NAGTA ISKU BADALAY

Image
 NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXAA ARGTI KUU LAABAN  YAAAB BADANAA NIN NAAG ISKU BADLAY BISNKA  Kuwa awalkii aan qalbigeena uga dhisnay guri hanti ah oy dagaan Ka dibna inaga burburiyay Gurigii oo iskaga tagay Ka dibna nagu sok laabtay  markaan gurigii dib u dhisanay oo inaga dalbaday inay mar 2 ad dagaan isla gurigii  iyagoo naga balan qaaday inay markan ilalain doonaan😢 ma mudanyiin inan u ogolaano  dagi.taanka gurigaas Hadiiba aan u ogolaanan ma mudan yiin inaan furihiisa oo dhan siino Mise wxy mudan yiin inaan qolka martida uun furihiisa siino Jwb😋 waa dhankiina ?

MSS DUCO NIIKIS

Image
 ma og.tahay indhuu kama dhargaan inay ku dheehdaane💥 Waxaa thy qof diin lagu dhaloo waliba dhawrsoone💥 Waxaa thy iinsaan lagu dhintoo lagu dhibtoodaaye💥 Waxaa thy dhiirane rageed dhabiyo maamuuse💥 Mana lihid dhaliil kolay ku thy dhawaaqa iyo 

RAYAAN BAJAJ

Image
 Waa dhacdooyinka qosolka u saaxibka 24 saac ma ka helo hal saac oo doonistayda aan ku raali galiyo Waa madadaalo cajiiba sawmaaha😂😂 Anigu waxaan firaaqeya wakhtigayga saan beenta u sheegin xaqiiqadana rabi igama daahiyo alxmdulilah ❤️😇❤️

GABDHAHA IYO JACAYLKA

Image
 Hadi Ay Gabari U Oyso Guuldaro Ay Ka Qaaday Jecelkaga i aamin Gabar Danbe Kuma Jeclaan Doonto Sida Ay Ku Jecleed iyada. Hala Daryeelo Gabdhaha 🥰 Magaranysan gabadha aan ka maseyro.!! Gabdha iiga hormarta safafka gabdhaha salixadka.❤ Gabdha markan cunto ukeeno igu tirahada iga raali noqo manta wansonanahy.!❤☪️ Gabdha kataqaano diinta intan ka aqaano in kabadan!!❤️ Gabdha xajka aaday misna so xajisay.!!🥺☪️🕋 Wan kamaseyra waliba zaa'id💜🥺 Dulmi waligaa hagarb siin, daalimna waligaa ha gargaarsan, Qof dulmanna waligaa haku digan adigoo garabsiin kara

RAYAAN NINKEDA HORE SO QARXIYAY

Image
  Waa caadi in lagu arko Markab Biyaha dushooda Laakiin waa khatar in lagu arko isla Markabkii Biyaha hoostooda Marka Naftada ku noqo oo qalbigaga ha ahaado adduunka korkiisa oo ha gelin adduunka qalbigaaga.

HOOYO MACAAN

Image
   HOOYO WAA LAF DHABRKA NOLSHA CIDNA LA,ANTEED GUUL MAGAARTEEN  Adduunkan waxaad ka tahay qof keliya balse aniga ahaan, waxaad ii tahay adduun dkhan. Qaali si dhab ah ayaan ku jecelahay. Jaceylku wuxuu leeyahay farxad iyo reyn reyn laakin qof walbaa ma dareemi karo marka laga reebo qofka adiga sida dhabta ah kuu jecel.  Anigu hadda waxaan dareemayaa farxadaasi, sow xaq uma lihi in aan ku dhaho waxaa tahay farxadeyda..❤️ @xaqiiqadanolosha

DUMARKA IYO JACELKA

Image
                                 Jacaylka Dhabta ah Dumarka iyo Jacaylka: Nolosha Kaliya ee Daacadnimada Jacaylka dumarka waa mid ka mid ah naxariista ugu weyn ee dunida. Dumarku waxay leeyihiin awood weyn oo ay ku abuuraan xiriirro jacayl oo qoto dheer, ka dhigaya adduunka mid ifaya oo buuxda. Marka aad jeceshahay haweeney, waxaad ka heli kartaa is-qarin, naxariis, iyo taageero aan kala go' lahayn. Jacaylka dumarka wuxuu ku saleysan yahay daacadnimo, kalgacal, iyo damiir, waxaana uu naftaada ku tusayaa waxa dhabta ah ee nolosha. Dumarka waxay leeyihiin awood aan caadi ahayn oo ay ku fahmaan qalbiyada dadka kale. Waxaa loo arkaa inay yihiin kuwa xushmad leh, degan, iyo si dhab ah u maareeya dareenka. Marka dumarka ay jecel yihiin, waxay muujiyaan daryeel aan xad lahayn iyo naxariis. Waxa ay ku xiran yihiin sidii ay u dhisaan xiriir jacayl oo xooggan, si joogto ahna ugu abuuraan xiriirro caafimaad qaba. ...