SAAXIB NAAGED QIYANO WAYE

NAGAAHA SAXIBTEED QOYAAMEYSAY KA WARAMA 

Dadka waxaa ugu liita uguna doqonsan qof qofkale saaxiib la ahaa balse markii ay waxyar isku Dhaceen ka dib banaanka keeney sirihii saaxiibkiisa. Ka fogoow inaad banaanka keento siraha walaalka, marnaba ha isku dayin inaad banaanka keentid hadii qof sir kugu amaanaysto si kasta aad isku xanaaqdaan sababtoo ah siraha ama ceebaha walaalkaa ee ku aaminay hadaad dibadda usoo saarto ogow in adigana maalin maalmaha ka mid ah ceebahaaga ilaahay kashifi doono Aakhirana inay kuu danbeyso.

Comments

Popular posts from this blog

RAYAAN BAJAJ

MARISH OO BASHALEYSO