GABDHAHA IYO JACAYLKA

 Hadi Ay Gabari U Oyso Guuldaro Ay Ka Qaaday Jecelkaga i aamin Gabar Danbe Kuma Jeclaan Doonto Sida Ay Ku Jecleed iyada.


Hala Daryeelo Gabdhaha 🥰

Magaranysan gabadha aan ka maseyro.!!
Gabdha iiga hormarta safafka gabdhaha salixadka.❤
Gabdha markan cunto ukeeno igu tirahada iga raali noqo manta wansonanahy.!❤☪️
Gabdha kataqaano diinta intan ka aqaano in kabadan!!❤️
Gabdha xajka aaday misna so xajisay.!!🥺☪️🕋
Wan kamaseyra waliba zaa'id💜🥺



Dulmi waligaa hagarb siin, daalimna waligaa ha gargaarsan, Qof dulmanna waligaa haku digan adigoo garabsiin kara



Comments

Popular posts from this blog

RAYAAN BAJAJ

MARISH OO BASHALEYSO