HOOYO MACAAN
HOOYO WAA LAF DHABRKA NOLSHA CIDNA LA,ANTEED GUUL MAGAARTEEN
Adduunkan waxaad ka tahay qof keliya balse aniga ahaan, waxaad ii tahay adduun dkhan. Qaali si dhab ah ayaan ku jecelahay.
Jaceylku wuxuu leeyahay farxad iyo reyn reyn laakin qof walbaa ma dareemi karo marka laga reebo qofka adiga sida dhabta ah kuu jecel. Anigu hadda waxaan dareemayaa farxadaasi, sow xaq uma lihi in aan ku dhaho waxaa tahay farxadeyda..❤️@xaqiiqadanolosha
Comments
Post a Comment